Website kani waa website ka hadla wax
tarka daawo dhireedku u leeyahay banii
aadamka iyadoo la wada ogyahay in
daawada dhirtu tahay daawada ugu fac
weyn adduunkan aynu joogno isla
markaana xal badan u keentay dad badan oo xanuunada haya loo caal
wayey kuna fashilmeen dhaqaatiirta ka
howl gasha xarumaha caafimaadka
waxna ku daweysa daawoyinka kiimi
kada ah. Sidaa awgeed markii aan
aragnay baahida loo qabo in la helo meel shacabku ka heli karo mac luu maad wax
tar u leh caafimaad kooda. Iyo sidii ay ku
heli lahaayeen daawo tayeysan wax
badana ka bedeli karta xanuunada
daashaday ummadeena soomaaiyeed
ayaa waxaan isku howlnay inaan sameyno website kan ku baxaaya luqada
somaliga ah iyagoo ka heli doona war
bixino ku saabsan sidii ay ula socon lahaa
yeen xaaladoda caafimaad. Daawoyin
tayeysan talooyin wax ku ool ah wax
badana ka bedeli doona caafimaadkoda. dhaqaatiir qibrad weyn u leh isku
daweynta daawo dhireedka. Inshaa
allaah intaa iyo in ka badan waxaad ka
heli doontaan website ka
daawadhireed.blogspot.com waxaan si
toos ah uga howl galnaa wadanka kenya laakiin daawooyinka waxaan kugu soo
gaarsiin karnaa meel kasta oo aad
dunida ka joogto inshaa allaah mahad
sanidiin.