Friday, 1 February 2013
MA OGTAHAY IN CUDURKA SONKOROWGA LOO HELAY DAAWEYN RASMI AH
Sonkorowgu waa cudur uu san jirku si haboon cuntada ugu isticmaali karin quwad ahaan macnaha haddii aad qabto cudurka sonkorowga cuntada aad cunto jirkaaga uma suurta galeyso in si haboon uu uga sameysto awood iyo tamar.
Awooda iyo tamarta aad bey muhiim ugu tahay nolosha qofka haddii uu qofka waayo quwad ama tamar qofka waa uu dhimanayaa.
Unug yada tirada badan ee
jirka ku jira waxay u baahan yihiin
shidaal ay ku noolaadaan oo ku koraan.
Jirku wuxuu u jejebiyaa cuntada aad
cunto inta badan nooc quwad ah oo loo
yaqaan sonkor (glucose). Glukoos waa
eray kale oo loo yaqaan sonkorta.
Insuliin
waa hormoon ku caawiya sonkorta inuu
ka wado dhiigga oo geeyo unugyada jirka.
Insuliin ka jirka waxaa sameeya beeryarta
(Pancreas).
Ma jirto qof noolaan karta Insuliin la’aan.
waxaa jirta dhowr nooc oo sonkorowgu u saameeyo dadka taasi oo ku xiran hormoon ka insuliin ee beeryarto soo saarto waxaana ka mida ah.
1: Beeryarta oo aan samaynin hormoon ka insuliin markaa qofka waxa uu lahaana yaa (Nooca 1
aad ee sonkorowga)
.
2: Beeryarta oo aan samaynin hormoon insuliin oo ku filan jirka,
ama jirka oo aan isticmaali karin insuliin kii
ay sameysay beeryarta markaa qofka waxa uu lahaana yaa (Nooca 2
aad ee sonkorowga).
Sidee Buu qofka u Dareemi Doonaa
Sonkorowga?
Qof kasta si gooni ah ayuu u dareemaa
sonkorowga oo dadku waa ku kala duwan yihiin calaamadaha.
Qaar ka mid ah
calaamadaha digniinta ee sonkorowgu
waa:
1: Bogsasho soo daahda (tartiib)
. 2:Awood darro (awood la’aan ama hammiga jinsiga oo hoos u dhaca dareen la’aan)
2: Fursad miisaan (kordhid ama lumid)
3: Aragti caad leh
4: Kaadi tiro badan
5: Oon
6: Noog xad dhaaf ah ama daal fara badan.
7: Hurgun ama caabuq jirka ku dhaca iyo cun cun.
dadka qaarkood ma oga in ay sonkorow
qabaan waayo ma qabaan calaamadaha
digniinta. Sonkorowgu dhakhso ayuu u soo baxaa, isagoon digniin lahayn. Marar
qaarkood si tartiib ah ayuu u soo baxaa, dhawr
bilood gudahood.
Sidoo kale waxaa jiraan noocyo kale oo sonkorow ah waxaana kamida sonkorowga uurka oo ku dhaca dumarka qaarkood xilliga ay uurka leeyihiin noocan dambe ee sonkorowga waxa uu u badan yahay in uu iska tago marka haweentu dhasho kadib balse aad bey suura gal u tahay in sonkorowga xilliga uurka uu sii jiro isagoona markaa noqon kara nooca 2aad ee sonkorowga.
cudurka sonkorowga ayaa isagu noqday mid waayadan dambe aad ugu soo bata bulsho weynta soomaaliyeed dhexdooda taasi oo sababtay in dad badan oo soomaali ah aad na u qiimo badan in cudur kaan uu sabab u noqday dhima shadooda qaar kale oo badana uu ka dhigay howl gab kuwo badana uuba naafeeyay.
Haddaba dhaqaatiirta ka howl gasha xarumaha caafimaad ka iyo website yadooda ayaa markii xaqiiqda loo fiiriyo aad iyo aad isugu howlay maal iyo juhdi aad u fara badanna ku bixiyay bal sidii ay dadkooda soomaaliyeed marka hore ugu sharxi laahaayeen waxa uu yahay cudurka sonkorowga halka uu kaga dhaco jirka banii aadamka dhibaatada uu dareemayo qofka qaba cudurkaan noocyada uu u kala baxo ( eeg page ka cudurka sonkorowga )
Sidoo kale dhaqaatiirta xarumaha caafimaadka intaa uga ma harin ee mar labaad iyo sedexaad ba waxa juhdi aad u weyn iyo hanti aad u fara badan ba ku bixiyeen sidii dadka soomaaliyeed ee la il daran cudurkaan loogu heli lahaa xal daaweyn oo rasmi isla markaana bi idni llaah qofka qaba cudurkaan si rasmi ah uga bogsoonayo balse waxaa nasiib darro aad u weyn noqotay in bulshada soomaaliyeed lagu program miyay in cudurkaan sonkorowga uu san laheyn wax daawo ah oo looga bogsoonayo taasi ayaa ugu dambeynta waxa ay sababtay in dadkeenii soomaaliyeed ee asal iyo farac ba muslimiin u soo ahaa in lagu mudo jirkooda hormoono iyo dheecaano laga soo qaaday doonfaar ( khinziir )
Subxaana llaah.
haddaba waxaan ugu bishaareyneynaa dhamaan ummada soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaan ba in dhaqaatiirta iyo xarumaha caafimaad ka alle ku guuleeyay daawooyin laga diyaariyay dhirta dabiiciga isla markaana muddo 14 beri ah jirka qofka ka saareysa cudurka sonkorowga bi idni llaahi al kariim.
Marka adigoo heli kara daaweyn rasmi ah daawooyin xalaal dabiici aanan laheyn wax dhibaata ah oo haba yaraatee ay keenayaan adigoo heli dhaqaatiir soomaaliyeed oo aad af kaaga hooyo kula hadasho dhib kasta oo aad qabtana u sheegan kara adigoo heli kara allena ku siiyay hanti aad isku daaweyso adigoo heli kara daaweyn rasmi ah oo ku eg kaliya 2 bilood maxaa keenaya in laguugu mudo wax yaabo xaaraan ah maxaa keenaya in aad xanuun ku joogto maxaa keenaya in aad ahaato qof howl gab ah waa run alle ayaa keena jirrooyin ka iyo caafimaad ka intaba si uu u imtixaano addoomadiisa haddana dhinaca kale alle waa xakiim cilmigiisu badan yahay oo wuxuu inoo soo dajiyay daawooyin aan nafteena ku caawinno oo uu ugu horreeyo.
1: quraan ka kariim ka ah waa daawo waa lagu caafimaadayaa quraankii waa qowlkii alle inuu caafimaad hanuun iyo naxariis u yahay dadka rumeysan alle ayaa quraanka noogu sheegay markaa quraanka ha ugu horeeyo wax yaabaha aan nafteena ku daaweyneyno inshaa allaah ileyn waa daawo dhameystiran oo alle na siiyay alle ayaa mahad dhamaan teed u sugnaatay.
2: alle wuxuu na siiyay oo dhulka innooga soo saaray daawooyin fara badan oo ay dhirta dabiiciga ka mid tahay kuwaas oo laga helayo daaweynta cudurrada oo dhan ciddii alle baray un baana garan karta.
Sidaa aawgeed dhamaan dhaqaatiirta xarumaha caafimaad ka waxa ay diyaar u yihiin in ay dadkooda caawiyaan habeen iyo maalin ba iyagoo diyaar u la ah in ay dadkooda uga faaiideeyaan aqoon tooda caafimaad ka sidoo kale in markasta dadkooda u sameeyaan daaweyn rasmi ah daawooyin la hubo wax tar kooda talo iyo tusaaleyn caawimaad dhamaan waxa intaas iyo ka badan ba waxaa diyaar idiin la ah dhaqaatiirta xarumaha caafimaadka iyo maamul kooda oo isku duuban.
Haddaba walaal haddii dhaqaatiirta iyo maamul kooda u istaageen sidii ay u caawini lahaayeen dadkooda haddii ay dhaqaatiirta iyo maamul kaba ku bixiyeen juhdi isugu jiro naf iyo maal sidii dadka soomaaliyeed looga fujjin lahaa cudurrada xanuun ka iyo argagaxa naftooda geliyay haddii dhaqaatiirta iyo maamulka xarumaha caafimaad ka habeen iyo maalinba ay ku howlan yihiin sidii dadka soomaaliyeed looga samata bixin lahaa dhibaatooyin ka caafimaad darro ee dadkeena ku habsatay soo nasiib darro weyn ma aha in naftaada iyo ehel kaaga ba aad ku eegato cudur markaa halis ku ah nolosha banii aadamka?
Haddaba haddii aad xanuun saneyso ama uu jiro cudur markaa ku haya isla markaana aad kala kulantay dhibaatooyin caafimaad darro ama xanuun ka iyo cudurka uu kaa hor istaagay in aad si xayyi ah u noolaato ama haddii xanuun kaaga cudurka ku hayaa uu yahay wax yeelooyin badan kuu geystay isla markaana xubno badan oo jirkaaga saameyn ku yeeshay ama uu kaa hor istaagay taranka iyo awooda jireed ee qofnimo isla markaana aadan weli xanuun kaaga u helin xal caafimaad oo rasmi ah iyo daaweyn soo afjarta dhibaatooyin ka xanuun ama cudur ee aad dareemeyso ama xanuun ka iyo cudurka uu hayyo qof kamida ehel kaaga ama asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.